Nin Beeraleey Afrikan ah oo abaal marin qaali ah ka helay shirkadda Facebook

Shirkada bulshada kuwada xariirto ee Facebooka ayaa shan qof oo ku nool daafaha Dunida siisay abaal marin lacageed oo qaali ah, waxaana dadkaan abaal marinta la siiyay ku jira nin beeraleey ah oo u dhashay dalka Kenya. Facebook ayaa shantan ruux midkiiba siin doonta lacag gaareysa Hal Milyan oo Dollar , abaalmarintan lacageed ayaana qeyb … Continue reading Nin Beeraleey Afrikan ah oo abaal marin qaali ah ka helay shirkadda Facebook